Wareysi: Ansixinta dastuurka iyo mowqifka Puntland [Dhagayso]

March 31, 2024 - Written by Editor

Washington:-Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey afarta cutub ee ugu horraysa dastuurka, kadib toddobaadyo ay socdeen doodo iyo wax ka beddelaad. Codka aqbaliyadda ee Baarlamaanku Sabtidii ku ansixiyey afarta cutub waxaa bogaadiyey madaxda dawladda federaalka Soomaaliya, hase yeeshee waxaa dhinaca kale kaoso horjeestay maamul goboleedka Puntland.

Haddaba, si aan faahfahin dheeraad ah u helno ayaa Haaruun Macruuf waxa uu arrimaha ansixinta dastuurka iyo mowqifka Puntland ka waraystay Wasiirkii hore ee arrimaha dibedda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad.


Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
March 2024
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online