Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya
(September 16, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Mrs. Karin Johannson oo booqashadii u
Maamulka Halgan.net oo tacsi u diray dhamaan eheladii Sheekh Yuusuf Aden Maxamed
(September 12, 2024)
Minneapolis:-Inaalillaahi  waa inaa ileyhi Raajicuun waxaa xalay magaalada Minneapolis ku geeriyooday  allaha u naxriistee Sheekh Yuusuf Aden Maxamed oo ka mid ahaa culumada ugu waaweyn Soo
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Saraakiil ciidan oo ka tirsan Gaalkacyo.
(September 11, 2024)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa warbixinta shaqooyinka laga qabtay Gobolka Mudug ka dhegaystay Masuuliyiinta Dowladda ee ku sugan Gobolka Mudug oo
Gudoomiyaha gobalka bari iyo taliyaha booliska Bari oo ka hadlay xaalada amniga ee Boosaso.
(September 10, 2024)
Boosaaso:-Gudoonka Gobolka Bari kan Degmada Boosaaso iyo Taliska Booliiska Qaybta Gobolka Bari oo ugu Baaqqay shacabka Magaalada Boosaaso in ay ku Negaadaan Guryahooda isla Markaana aaanay jirin Amni
Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha
(September 3, 2024)
Beijing:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha, halkaasi oo uu kaga qeyb
Madaxweynaha Deni oo goobjoog ka noqday saxiixa heshiiska Mashaariicda Dhismaha, Wadada isku xirta Gobollada Puntland
(September 3, 2024)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta goobjoog ka noqday saxiixa heshiiska Mashaariicda Dhismaha, Dayactirka iyo horumarinta Wadada isku xirta Gobollada
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo lagu soo dhaweeyey magaalada Brussels
(September 1, 2024)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor iyo wefti uu hogaaminayo oo safar shaqo kusoo gaadhay Qaarada Yurub ayaa lagu soo dhoweeyey Garoonka Diyaaradaha ee ma