Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo ay ka soo baxeen qodobo Muhiima (Akhriso).
February 13, 2016 - Written by EditorGolaha Xukuumadda Dawladda Puntland ayaa maanta waxay kulan ku yeesheen magaalada Garoowe waxaana shir gudoominayey kulanka Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.
Shirka Golaha Wasiirada Puntland ayaa waxaa looga hadlay arrimaha Ammaanka, Xaaladda Abaaraha ka jira deegaano ka tirsan Puntland , Booqashadii wafdiga ka socday Beesha Caalamku ay ku yimaadeen Puntland, Dar-dagelinta Dhismaha Goloyaasha Deegaanka iyo Baabi’inta Seero’yaasha Sharci dara ah.
no images were found
Kulanka markii la soo Afmeeray ayaa waxaa laga soo saaray warmurtiyeed waxaana uu u qornaa sidan. no images were found