Waraysi: Agaasimihii Hore ee Sirdoonka dowladda Puntland Cabdi Yare.[Dhagayso]

May 5, 2016 - Written by Editor

Ciidamada-PuntlandDawladda Federaalka Soomaaliya ayaa toddobaadkan sheegtay inay burburisay xarun ay minti diin ka tirsan ururka Daacish ku tababarayeen oo ku taalla nawaaxiga Jannaale ee Gobolka Shabeellda Hoose. Dhinaca kalena Agaasimihii hore ee Sirdoonka Puntland ayaa ka digay khatarta ka iman karta in ururka Daacish uu ku fido Soomaalya,waxaana uu sheegay in kooxda sheegatay inay ku biireen ISIS ee ku dhuumanaya buuraha Bariga Puntland ay taageero ka heleen ururka ISIS isla markaana ay dhalinyar qorteen.

Haaruun Macruuf ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Agaasimihii hore ee Sirdoonka Puntland Cabdan Xasan Xuseen “Cabdi Yare”.

Hoos ka Dhagayso Agaasimihii hore ee sirdoonka Puntland Cabdan Xasan Xuseen “Cabdi Yare”

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online