Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda dadweynaha ku nool Gobolka Cayn[Daawo]
May 24, 2016 - Written by EditorBuuhoodle:-Waxaa la Ogeysiiayaa dhamaan bulshada ku dhaqan gobolka Cayn in Cubitaalka Buuhoodle Health Centre oo kaashanaya Hay’adda SAVE VISION MAN HAL ayaa waxay dhawaan ka fulin doonaan qalin bilaasha oo loogu tala galay in lagu caawiyo dadka araga naafada ka ah. Qalinkaan oo qayb ka ah qaliinada Bilaash ka ah ee ay Hay’adda samafalka ee Manhal ka fuliso guud ahaan gayiga Somalia sanad waliba dhawr jeer. Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa waxaa ay nasiib u heshay inay hesho 200 oo qof oo si lacag la’aan ahaan loogu samayn doono qalliinka indhaha.
Ugu danbanytii waxaa ay maamulka Sare ee Cusbitaalka Buuhoodle Health Centre uu ugu baaqayaa inay ka faa’idaystaan bulshada gobolka Cayn.
Hoos ka Daawo Ogeysiiska Cubitaalka Buuhoodle Health Centre
KALA XIDHIIDH 0633705568 ama 794698
En Mawliidd Isma Haradigeed
Laascaanood,Halgan.net