Warbixin 2015 Gudiga afurinta ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.[Masawiro]
May 28, 2016 - Written by EditorBoosaaso:-Sanad walba waxaan afurinaa dad badan oo masaakiina oo isugu jira Soomaali aan awoodin inay afuraan iyo Oromo iyo Yemaniyiin magaalada Boosaaso ku soo qaxay. Sanadkii Hore waxaa la afuriyey magaalada Boosaaso dad gaarayaa 1335 qof dadkaas waxaa la saaray oo laga afursiiyey maqaaxiyo, waxaa kale oo jirtay qoysas aan waxba haysan oo aan raashin u gadnay oo guryahooda ku afurinay isugayn lacagta lagu bixiyey hawshaas waxay ahayd $ 46, 650 oo dollar.
Sanadkaana waxaan rabnaa hawshii inaan qabano oo dad badan afurino,sanadkii hore dhaqaalaha inta badan waxaan ka,aruurinay magaalada Boosaaso ,dibada waxaa wax nooga soo diray dad yar. Sanadkan waxaan rabnaa walaalahayaga ilaah wax siiyey oo ku nool daafa caalamka inay hawshaas nagala qayb galaan waa wax ugu wanaagsan oo wax lagu bixiyo in qof laquudiyo waa wax yaabaha jannada lagu galo .
no images were found
Halkii qof waxaan habeenkii lagu afuriyaa $ 3 doollar bishii waxay noqonaysaa $ 90 Dollar , Waxaad la soo xiriiri kartaan gudigga afurinta magaalada Boosaaso oo aad wixii tabaru caad ah magacooda ku soo qori kartaan:-
1) Shiikh Axmed Yuusuf Daad: 7793171
2) C/risaaq Xalane 7791773
1. Akoon Sahal ah magaalada Bosaso : 402450
2. Akoon xawaalada Amal Boosaso : 1011727625
3. Akoonka edahab : 54032
Akoonkaas Amal waxa ku qoran afurinta dadka sooma
Hoos ka eeg Dadkii sannadkii hore 2015 dibadaha lacagaha ka soo diray
no images were found
Gudiga afurinta
magaalada Boosaso