Midowga Maraakista Soomaaliyeed ee Toronto oo Hambalyo diraya

July 7, 2016 - Written by Editor

eid_largeMaamulka iyo Xubnaha midowga Marakizta Soomaaliyeed ee Toronto Canada, waxay guud ahaan muslimiinta iyo ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan jaaliyada Canada ugu hanbalyaynayaan munaasabadda ciidda barakaysan ee ciidul-fidriga waxayna ilaahay (SW) uga barayayaan dhamaan ummadda muslimiinta ah meel ay joogaanba inuu nabad gelyo iyo barwaaqo ku wada gaarsiiyo ciiddan ciiddeeda kale. Waxaa kale oo ay ummadda Soomaaliyeed u dardaarmayaan cabsida Alle, waxayna ugu baaqayaan in ay is cafiyaan, isuna naxariistaan, Kana shaqeeyaan wadajirka , midnimada iyo walaaltinimada ka dhaxaysa. Taqabala’llaahu minaa wa minkum Saalix acmaal.

ALLAAH SWT waxaan ka baryeynaa inuu ummada Muslimiinta ah Naxariistiisa ku dajiyo, xaalkoodana mid ka khayr badan ugu badalo, madaxdoodana uu xaqa tuso. Amiin.

ALLAAH SWT raali galintiisu waa yoolkeena, illaahayna ciduu doono isagaa wadada xaqa ah ku toosiya, waxaan waydiisanayana inuu wadada xaqa nagu toosiyo ilaa aan kala kulmayno. aamiin

Maamulka Midowga Maraakizta Soomaaliyeed
Sh Abubakar Sh Mohamed Hussein
Toronto, Canada

Leave a comment

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online