Tv-ga Somalicabel oo waraysi gaar ah la yeeshay Wasiirkii hore ee Waxbarashada & Taciinta sare ee dawladda Puntland Dr.Cali Xaaji.[Video]
July 20, 2016 - Written by EditorNairobi:-Wasiirkii hore ee Waxbarashada & Taciinta sare ee dawladda Puntland Dr.Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu ka hadlay arrimaha Soomaaliya gaar ahaan doorashada 2016 iyo qaabka lagu soo xulay xildhibaanada ka imaaaya aqalka hoose iyo kan sare iyo weliba dhismaha Guddiyada Heer Federaal & Dawlad gobolleedyada isagoo ka deigay in doorashooyinka la lacageeyo. Wasiirkii hore ee Waxbarashada & Taciinta sare ee dawladda Puntland Dr.Cali Xaaji Warsame ayaa booriyey in ay soomaaliya ay ka dhacdo doorasho xor ah oo xalaal ah waxaan uu Dr. Cali Xaaji Warsame oo ka waramay wax uu ka soo qabtay Puntland intii uu ka shaqay nayey shirkaddaha waaweyn ee ganacsiga iyo weliba markii uu noqday Wasiirka Waxbarashada & Taciinta sare ee dawladda Puntland.
Hoos ka Daawo waraysiga Tv-ga Somalicabel la yeeshay Wasiirkii hore ee Waxbarashada & Taciinta sare ee dawladda Puntland Dr.Cali Xaaji
A/cawaale
Halgan.net