Nadwo Cilmiyeed ka bilaabatay magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer (Daawo)
July 24, 2016 - Written by EditorBurco:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Nadwo Cilmiyeed ka bilaabatay magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer waxaana nadwada loogu magac daray saxida Caqiidada iyo ka hortaga afkaarta lunnsan waxaana ka qeyb galaya nadwada culumo si weyn looga yaqaan gayiga Soomaaliya oo uu u horeeyo Sheekh Cali Warsame xafidahulaah.
Culumada ayaa waxaa ay nadwadan diirada ku saari doonaan kooxaha Takfiirka iyo qolooyinka Muslinka Bidceysiiya nadwada ayaa waxay soconaysaa 7 bari waxaana soo qaban qaabiyey Musasat Al-Karam .
Hoos ka Daawo Furitaan Nadwada cilmiyeedka ka bilaabatay magaalada Burco taas ka socta Masjidka Saalixiya.
Musasat Al-Karam
Burco
Horn Cabel Tv