Gen. Gaafow oo ka hadlay weerarkii Banaadir Beach.[Dhagayso]
August 26, 2016 - Written by EditorMuqdisho:-Sagaal qof ayaa ku dhimatay weerarkii xalay ay maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ay ku qaadeen maqaayadda Banadir Beach Club ee magaalada Muqdisho. Weerarka ayaa iskugu jiray qarax iyo maleeshiyo hubaysan oo gudaha u gashay maqaayadda. Haddaba sida weerarkan u dhacay iyo jawaabta ciidamada dawladda ayaa Falastiin Axmed Iimaan waxay ka waraysatay Agaaismaha Hay’adda Nabad sugidda Jeneraal Cabdulaahi Gaafow Maxamuud.
Hoos ka Dhagayso Agaaismaha Hay’adda Nabdsugidda Jeneraal Cabdulaahi Gaafow Maxamuud.
[audio:http://av.voanews.com/clips/VSO/2016/08/26/f8ac7fc9-c490-48b2-b0e1-a31d16f059bb.mp3]Source:VOA