MaJliska Al-Bayaan Islamic ee Koonfur Afrika oo Bayaan ka soo saaray Colaada Gaalkacyo
November 4, 2016 - Written by EditorJohanneaburg:-Nadwo Balaaran Oo Lagu Qabtay Maalintii Arbacada 02/11/2016 Ahayd Magaalada Johanneaburg ee dalka koonfur Afrika , Nadwadaa Oo ay Soo qaban qaabiyeen Majliska Albayaan Ayaa Waxay Bilaabatay Maalintii Arbacada Bacda Duhur Oo Uu Galay Sh.Shariif Abuukar Afeey Cinwaan ahaa Fitanta Noocyadadeeda Iyo Saameenta Ay Yeelato Casarkiina .
Macalim Cali Ibraahim Cali, Waxaa uu galay Asabaabta Looga Badbaado Fitanta Ayadoo Ugu Danbays Uu Galay Sheekh Muxamed Aadan Abdile Bacdal Maqribkii Tusaalaha Fitant Ee Dalka Ka Soconaaya Oo Ahayd Gaalkacyo Iyo Dagaaalada Ka Soconaaya.
Ayadoo Gabagabadii Nadwadaana Laga Soo Saaray Bayaan Ku Saabsan dagaalada Gaalkacyo hoos ka akhriso Bayaanka laga soo saaray Nadwada .
no images were found
MaJliska Al-Bayaan Islamic ee Koonfur Afrika
Halgan.net