Jaamacada Hargeysa oo Bayaan ka soo saartay kordhinta Fee-ga Jaamacada (Akhriso)
April 7, 2012 - Written byHargeysa:-Wasaarada Waxbarashada iyo tacliinta sare ayaa waxay xalay soo saartay go,aamo lidi ku ah shuruucda jaamacada iyo maamulida Jaamacada Hargeysa Ka dib markii Fee-ga Jaamacada oo wax yar lagu daray ay si aan wada tashi lahayn ay u laashay Maamulka Jaamacada Hargeysa ayaa bayaan ka soo saaray arinkaas Nuqul ka mid ah bayaanka ayaa waxaa uu soo gaaray Halgan.net
Bayaanka ayaa waxaa uu u qornaa sidan waxaana ku saxiixan madaxda Maamulka Jaamacada Hargeysa hoos ka eeg
Go’aan ka Golaha Senate ka ee Jaamacada Hargaysa 07 April 2012
Halgan.net
Hargeysa