Kulan lacag loogu uruurinayey Macadka Imaamu Shaafici ee Magaalada Godey
(April 2, 2012)
Nairobi:-Kulan tabarucaad loogu aruurinayey Machad diini ah oo laga furayo magaalada Goday ee Soomaali Galbeed ayaa waxaa uu ka dhacay Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya , kulankaan ayaa waxaa
Darsigii Sheekh Maxamed Cumar Dirir ee dhawaan ka baxay Masjid Towfiiq.(ku celis)
(April 2, 2012)
Oslo:-Waxaa Akhristayaasha Halgan.net u soo gudbinayaan cidii aan fursad u hellin in ay si Live ah ula socoto Maqal iyo Muuqaal darsi dhawaan ka baxay Masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo oo uu akhriyey
Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo kitaab ka bilaabaya Masjidka Al-tawfiiq ee Oslo
(April 2, 2012)
Oslo:-Waxaa laga ogeysiinayaa akhristayaasha Halgan.net in maanta uu ka bilaabi doono Sh. Maxamed Cumar Dirir kitaab la yiraahdo  Fadlul Islam Masjidka Al-tawfiiq Sheekh Maxamed Cumar Dirir ayaa socd
Puntland oo sheegtay in ay ka qeyb qaadatay Dagaalkii ka dhacay deegaanka Sool-joogto
(April 2, 2012)
Buuhoodle:-Dowlada Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay dagaalo khasaaro qeysatay oo shalay ka dhacay deegaanka Sool-joogto ee Degmada Buuhoodle Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraad
Diyaaradaha Kenya oo duqeyn ka geystaya deegaano ka tirsan Degmada Garbahaaray
(April 2, 2012)
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaarado laga leeyahay dalka Kenya ay duqayn ka geys teen deegaanka lagu magacaabo Deelay oo ka tirsan degmada Garbahaaray ee Gobolka Gedo. Diy