Darsigii 8aad Manhajka Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wa Sunnah Sh Bashiir Axmed Salaad
(May 31, 2012)
Waxaa Shabakadda wararaka ee Halgan.net ay maanta mar kale idiin soo gudbinaysaa duruus ku saabsan Manhajka Jamaacada Al-ictisaam oo ah urur Islaami ah oo ka jira dalka Soomaaliya iyo dalalka soomaali
Dowlada Kenya oo sheegtay in ay qaati ka taagan tahay qaraxyada ka dhacaya dalkeeda.
(May 31, 2012)
Nairobi:-Wasiirka Amniga Prof George Saitoti ayaa maanta la hadlay saxaafada ayaa sheegay in dhibaato iyo caqabada ay tahay qaraxyada ka dhaca magaalooyinka dalka Kenya isaga oo sheegay in ay isha ku
Ra’iisal Wasaaraha DFKM Dr C/weli Gaas oo ka warbixiyey shirka ka socda Istanbul
(May 31, 2012)
Ra'iisal Wasaaraha DFKM Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in shirkii maanta dhacay afar qodob culayska lagu saaray, kuwaas oo la xiriira kaabayaasha dhaqaalaha. Qodobadan ayaa kala ah Biyaha, T
Ciidanka dalka Kenya ,DFKM iyo Raaskaambooni oo qabsaday Afmadow
(May 31, 2012)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in ciidamo huwan ah oo ay hogaaminayaan ciidanka dalka Kenya ay qabsadeen degmada Afmadow ka dib mark
Shirka Istanbul 2 oo saaka ka furmayo magaalada Istanbul ee xarunta dalka Turkiya
(May 31, 2012)
Istanbul:-Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Istanbul ee xarunta dalka Turkiga shir looga hadlayo arimaha dalka Soomaaliya kaas oo ay ka soo qeybgalayaan saxiixayaasha Road Mabka iyo 54 dal
Golaha Wasiiradda DFKM oo kulmay kana hadlay shirka Istanbul II
(May 31, 2012)
Muqdisho:-Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ahna Wasiirka Ganacsigga & Warshadaha Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif
Dagaal culus oo ka qarxay Deegaanka Xayo iyo Arba-qarso duleedka Afmadow
(May 31, 2012)
Afmadow:-Wararka ka imaanaya degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo ay ka qeyb qaadanayaan diyaarado dagaal uu ka qarxay deegaanka Xayo iyo  Arba-qarso kaa oo u dhax
Ra’iisul Wasaaraha DFKM oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Turkiga
(May 31, 2012)
Istanbul:-Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo ku sugan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa kulan dheer la qaatay dhigiisa Ra'iisul Wasaaraha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdo
Weerar lagu qaaday ciidamo ka tirsan dalka Kenya oo u kala gooshayey degaanka Dadab iyo Liboi
(May 30, 2012)
Nairobi:-Waxaa caawa weerar lagu qaaday ciidamo Kenya ah oo marayey deegaanka Liboi ee xadka dalka Kenya waxaana weerarka ku dhaawacmay 4 asakri oo ka tirsan Booliska dalka Kenya waxaana weerarka uu s
Qarax ka dhacay Degmada wajeer ee gobolka waqoyi Bari Kenya.
(May 30, 2012)
Wajeer:-War haatan naga soo gaaray Degmada Wajeer ee gobolka waqoyi Bari Kenya ayaa sheegaya in Qarax khasaare geystay uu ka dhacay Degmada Wajeer kaas oo sababay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac.

Next Page »