Sheekh Bashiir Ahmed Sh Yuusuf Aden oo magaalada Boosaaso soo gaaray
(April 18, 2012)
Boosaaso:-Sheekh Bashiir Axmed Salaad ,Sh Yuusuf Aaden iyo culumo kale ayaa soo gaaray maanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari  culumada ayaa waxay ka qeyb gali doonaan Nadwo sanadeedka bis
Sheekh C/qadir Nuur Faarax iyo Sheekh Maxamed Shaafici oo gaaray dalka Zambia
(April 18, 2012)
Lusaka:-Sheekh C/qadir Nuur Faarax iyo Sheekh Maxamed Shaafici ayaa socdaal dacwadeed ku tagay magaalada Lusaka ee xarunta dalka Zambia waxaan halkaas ku soo dhaweeyey culumada iyo ducaada ku sugan ma
Afhayeenka howlgalada Al-Shabaab oo sheegay in ay dileen 3sarkaal oo itoobiyaan ah
(April 18, 2012)
Baydhabo:-Afhayeenka  hawlgalada ee ururka Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abu Muscab ayaa maanta sheegay in qaraxii shalay ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ay ku dileen 3sarkaal oo ka
Dastuurkii Puntland oo loogu codeeye Haa si aqlabiyad ahna loo ansixiyey.
(April 18, 2012)
Garoowe:-Waxaa maanta lagu soo afmeeray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntlland shir  u socday ergooyin gaaraya ilaa  480 ergo oo looga doodayey Dastuur cusub oo ay ku dhaqmi doonto Dowllada