Sheekh Cali Warsame Xasan oo soo gaaray Magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar
(April 12, 2012)
Qaahira:-Sheekh Cali Warsame ayaa soo gaaray magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar. Fadiilatu Al-waalid Sheekh Cali Warsame Xassan Allaha dhowree ayaa la kulmi doona xoogaa nasasho ah ka dib insh
Qarax lagu weeraray ciidamo ka tirsan DFKM oo ku sugan magaalada Baydhabo
(April 12, 2012)
Baydhabo:-Waxaa galabta qarax lagu weeraray ciidamo ka tirsan DFKM ee magaalada Baydhabo kuwaas oo ku sugnaa agagaarka hotel Caalami oo ku yaal bartamaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay.Qara
Sanadguuradii 52-aad Ee ciidanka Soomaaliya oo laga xusay Garoowe
(April 12, 2012)
Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa waxaa uu maanta ka qayb galay xaflada lagu xusayey sanad guurada 52-aad ee ka soo wareegtay markii ciidanka xoog ga dalka Soomaaliya la aasaasay, xafladaaa
Iska horimaad dhexmaray ilaalada Tarsan iyo gudoomiyaha Degmada C/casiis
(April 12, 2012)
Muqdisho:-Iska horimaad ayaa waxaa uu Degnmada C/casiis ee gobalka Banaadir ku dhexmaray ilaalada gudoomiyaha gobalka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan iyo gudoomiyaha Degmada C/casiis iska horimaad
Ciidamo iyo saraakiil wata Astaanta dalka Sierra Leone lagu arkay degmada Ceelwaaq
(April 12, 2012)
Gedo:-Wararka naga soo gaaray degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in  ay soo gaareen gudaha Degmada ciidamo iyo saraakiil wata astaanta dalka Sierra Leone kuwaas oo aan la aqoon tiradooda