Shirkadda Golis oo Biyo dhaamis ka samaysay Deegaano ka tirsan Gobolka Karkaar.(Sawiro)
(April 8, 2012)
Qardho: Shirkadda Golis Telecom Somalia ayaa biyo dhaan ka sameeysay goobo ay abaaro ka jireen ee ka mid ah  deegaanada gobolka Karkaar. Deeqda biyood ay shirkadu ku deeqday ayaa dhan 2500 Barmiil oo
Wasiirka Amniga Puntlland Col.Khaliif Ciise Mudan oo gaaray degmada Rako-raaxo
(April 8, 2012)
Boosaaso:-Waxaa maanta lagu soo afmeeray degmada Rako-raaxo ee gobolka Karkaar colaad u dhex martay 2-bo beelood oo walaalo ah oo dagaal uu ku dhexmaray deegaano ka tirsan Gobolka Karkaar. Xaflada lag
DAMACII LIITEY Dr Saadiq Eenow
(April 8, 2012)
Damacu waa tilmaan aad u liita oo qofkii wax isku falaaya uu ka xishoodo. Waa tilmaan la xiriira aragti ku dhisan dugaag nimo, taas oo ka dheer garaadka hagaagsan iyo garashada wanaagsan. Qofku markuu
Madaxweynaha Soomaaliland oo magacaabay gudi wadahadal la gali doona DFKM
(April 8, 2012)
Hargeysa:-Madaxweynaha maamulka Somaliland ayaa maanata waxaa uu si rasmi ah u magacaabay  guddi ka kooban 5-xubnood oo wasiiro ah  kuwaasi oo wada hadal la gala DFKM taas oo uu madax ka yahay Madax
Raisulwasaaraha DFKM oo tacsi u diray eheladii Mowliid Macani iyo Faysal Xaaji Cilmi
(April 8, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta tacsi qaran  u diray ugu horreyn shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan eheladdii, qaraabadii iyo qoyskii ay ka geeriyoodee
Xildhibaan Mowliid Macaani oo ku geeriyooday magaalada Nairobi
(April 8, 2012)
Nairobi:-Xildhibaan Mowliid Macani ayaa saaka waabarigii ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xarunta Kenya geerida Marxuum Mowliid Macaani waxaa warbaahinta u xaqiijiyey eheladiisa iyo Safiirka dowlad