Puntland oo beenisay Warqad la sheegay in loo diray Madaxweyne Farmaajo (Warsaxafadeed)
May 19, 2018 - Written by EditorGaroowe:-Maamulka Puntland ayaa xalay wuxuu beeniyey Warqad la sheegay in loo diray Madaxweynaha JFS Mr Farmaajo waxayna ku shegeen qoraalka in uu yahay been abuur lagu baahiyaay Baraha Bulshadda.waxayna eedeyn kulul u jeediyeen Maamulka S/land .
Hoos ka Akhriso Puntland oo beenisay qoraal ku saabsana Warqad loo diray Farmaajo (Warsaxafadeed)
no images were found
A/Cawale
Halgan.net