Madaxweyne JFS oo ay booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Qatar.[Masawiro]
(May 13, 2018)
Dooxa:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Dooxa ee caasimadda Qatar, halkaas oo ay uga bilaabat
Shir-weynaha Qaran ee Dastuurka oo maanta furmay magaalada Muqdisho.[Masawiro]
(May 13, 2018)
Muqdisho:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shir-weynaha Qaran ee Dastuurka ee taariikhiga ah oo ay ka qaybgalayaan in kabadan 350 qof oo isaga kala yimid gobolada iyo dalka dibadiisa. Shirka
Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo
(May 13, 2018)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii danbe 13 May 2018 si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Baydhabo ee caasimad