War-Murtiyeed laga soo saaray Shirka Madasha Guddiyada Dastuurka ee ka dhacay Garoowe
October 11, 2018 - Written by EditorGaroowe:-War-Murtiyeed laga soo saaray Shirka Madasha Guddiyada Dastuurka ee Heer Federaal iyo Heer Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday Magaalada Garowe, Shirka ayaa Madasha dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyadda ugu baaqday in ay iskugu yimaadaan shir si deg deg ah oo ay ku dhameynayaan Khilaafka ka dhex taagan.
Hoos ka Akhriso War-Murtiyeed laga soo saaray Shirka Madasha Guddiyada Dastuurka.
no images were found
A/cawaale
Halgan.net