Madaxweynaha Galmudug oo eedeyn u soo jeediyey xubno ka tirsan DFS
October 16, 2018 - Written by EditorCadaado:-War murtiyeed oo ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf , ayaa waxaa lagu sheegay in Xildhibaanno iyo Wasiirro ka tirsan DFS ay faragelin ku hayaan Maamulka Galmudug.
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa qoraalkiisa waxaa uu ku soo bandhigay magacyada xildhibaannada iyo Wasiirrada ka tirsan DFS ee faragelinta ku haya maamulka Galmudug.
no images were found