Madaxweyne Ku-xigeenka Puntlan oo ka tacsiyeeyey geerida Gaashaanle Saxardiid Khaliif Baynax.
April 16, 2019 - Written by Editor![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2019/04/57384301_635365386876985_1239190634326130688_n-1.jpg)
Garoowe:-Kusimaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ka tacsiyeeyey Geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Gaashaanle Saxardiid Khaliif Baynax.
Hoos ka Akhriso Madaxweyne Ku-xigeenka Puntlan Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ka tacsiyeeyey geerida Gaashaanle Saxardiid Khaliif Baynax.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net