Culumada Soomaalida oo wada wacyi-gelinta Coronavirus[Dhagayso]

April 6, 2020 - Written by Editor

Nairobi:-Culumada Soomaalida ee Kenya ayaa ka hadlay waxa ay diinta Islaamka ka qabto ka hortagga cudurrada faafa sida Coronavirus oo haatan dhibaato badan ku haya dalalka caalamka.

Sheikh Maxamuud Maxamed Shibli oo kamid ah culumada Soomaaliyeed ayaa wareys uu siiyay VOA waxa uu kaga hadlayaa waxa la gudboon iney dadku sameeyaan si looga hortago khatarta cudurkan.

Wariyaha VOA ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed oo Sheikh Shibli wareystay ayaa ugu horreyn waydiiyey in xiliyadii hore ay jiri jireen cudurro la mid ah Coronavirus iyo sidii loola tacaali jiray iyadoo la raacayo diinta Islaamka.

Halgan.net
VOASomalia

Comments are closed.

Archives
April 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online