Wasiirka arrimaha gudaha Puntland oo ku sugan Gaalkacyo

April 8, 2020 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Maxamed Dhabancad oo uu wehlinayo Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Gobalka mudug Maxamed Xassan Waloore ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Deegaanka Halabookhad ee Degmada Gaalkacyo.

Wasiirka Ayaa kormeeray ku sameeyey Xarumaha Arrimaha Bulshada Iyo xarumaha Dowladda ee ku yaala Deegaanka Halabookhada.

Sidoo kale kormeerka waxaa qeyb ka ahaa Gudoomiyaha Deegaanka, qaar ka mid ah saraakisha Ciidanka Gobalka Mudug.

DHAMMAAD.

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA FADERALKA IYO DIMUQRAADIYEYNTA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
April 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online