Eedaysanayaal oo haysto dilkii Nabadoom Cabdiqani Xassan Aloore oo la soo taagay Maxkamadda Darajada koowaad ee gobollada Mudug iyo Cayn[Video]
December 13, 2022 - Written by EditorGaalkacyo:-Maxkamadda Darajada koowaad ee gobollada Mudug iyo Cayn ayaa magaalada Gaalkacyo ugu fariisatay dhegaysiga kiiska labo nin oo lagu eedeeyay dilkii Alle ha’u naxariistee Nabadoon Cabdiqani Xasan Waloore. Sidoo kale maxkamaddu waxay isla maanta dhegaysatay kiiska labo nin oo lagu qabtay walxaha qarxa.
A/cawaale
Halgan.net