Culumada iyo ducaada ku dhaqan S/land oo tacsi u diraya Ehelada Sheekh C/qaadir Nuur Faarax
February 16, 2013 - Written byHargeysa:-Culumada iyo ducaada ku dhaqan deegaanka S/land ayaa tacsi u diray eheladii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu dilay magaalada Garoowe waxaan ay alle uga baryeen in uu Janatul Fardow ka waraabiyo
Bayaanka iyo Tacsiga Culumada ku dhaqan Soomaaliland ayaa waxaa uu u qornaa sidan
Tacsi iyo bayaan
إنالله وإنا إليه راجعون
الحمد الله والصلاة والسلام على رسول الله
Culimada soomaaliland ee magacyadoodu hoos ku qoranyihiin iyaga oo ka tiiraanyaysan kana xun dilkii foosha xumaa ee lagula kacay sheekii caalimka ahaa sh. c/ qaadir nuur faarax ( gacamay) alla ha u naxariistee oo gacan ka xaqdarani ku dishay masaajid ku yaala magaalada garoowe isaga oo salaadii casar ku tukanaya 05/04/1434 oo ku began 15/2/2013.
Waxay culimadu soo jeedinayaan qodobadan hoos ku xusan:.
1-ugu horeyn waxay culimadu tacsi u tirayaan eheladiisii iyo umada soomaaliyeed ee sheekhu ka baxay meel kastooy joogaanba sheekhana waxay ilaahay uga baryayaan inuu janadiisa ka waraabiyo
2- culimadu waxay canbaaraynayaan dilkaas oo ah mid baal marsan shareecada islaamka iyo dhaqanka suuban.
3- waxay culimadu ugu baaqayaan umada soomaaliyeed ee muslimka ah inay xadhiga ilaahay wada qabsadaan meelna ugasoo wada jeestaan dadka caadada ka dhigtay inay dhiigooda xalaashadaan hal doorka iyo biri magaydada ummada
Magacyada culimada
1 Sh. Cali warsame xasan
2 Sh. Maxamed cumar dirir
3 Sh. Cismaan cali xuseen
4 Sh. Maxamed cali gadhle
5 sh. Xasan c/salaam cali
6 -sh. Mustafe x. ismaaciil
7 – sh. Maxamed aadan muxumed
8 – sh. c/raxman axmed
9 sh. Yuusuf aadan maxamed
10 – sh. c/laahi daahir jaamac
11 -sh. c/naasir x. axmed
12 sh. c/laahi cabdi cali (makaawi)
13 sh. c/laahi cabdi cali
14 sh. Maxamed macalin cabdi carab
15 sh. Ciise maxamuud c/laahi
16 sh. Maxamed ibraahim jaamac
17 sh. Ibraahin axmed xirsi
18 sh. c/qani xuseen maxamed
19 sh. Shacbaan c/laahi aadan
20 sh. Khaddar c/laahi badeed
21 sh. c/raxman cumar cigaal
22 sh. Maxamed salaam cali
23 sh. Axmed maxamed sulaymaan
24 -sh. Maxmuud maxamed xaliiki
25 sh. Faysal cali faarax
26 sh. Cabdi qani aw saalax
27 sh. Yuusuf cabdi cawad
28 sh. Xasan khayre dirir
29 sh. Muxumed warsame dhurde
30 sh.c/muciin maxamed cali
31 sh. Maxamed xuseen cali (deeq)
32 sh. Maxamed daahir dhawal
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
2 Comments so far
Leave a comment
مركز الامام الشافعى للدعوة والتعليم
dhammmaan bahweynta Jamaacatul-ictisaam bil-kitaab wasunnah ee ku sugan magaalada Burco ee gobolka togdheer waxay tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Fadiiladu-sheekh clqaadir nuur faarax.waxaan illaahay uga baryeynaa inu janadiisa geeyo Aamiin aamiin
انّالله وانّااليه راجعون
Waxaan katacsiyeynaynaa sidii aan salaadi casar ee maalinkii jimcaha aydba aan umadda soomaaliyeed ee muslimka ahba uga tacsiyeynay geeridii kutimid sheekh cabdulqaadir nuur faarax waxaana leenahay ilaahay ha una xariisto ehelkiisa iyo ubadkiisaba samir iyo iimaan hakasiiyo. Badalkhayr qabana alahasiiyo. aamiin