Shirkii Wasiirada Arrimaha Dibada IGAD oo la soo gaba gabeeyay iyo War murtiyeed laga soo saaray(Akhriso)
January 10, 2015 - Written by EditorMuqdisho:-Waxaa galabta lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho ee casimada Soomaaliya shirkii golaha wasiirada ee IGAD waxaana shirka soo xiray Ra’iisul wasaare DFS Cumar C/rashiid waxaana looga hadlay dhismaha Maamulada KMG, iyo ammaanka.
Wasiirka Arrimaha Dibada Itoobiya Dr. Tedros Adhanom oo ah Gudoomiyaha Golaha Wasiirada IGAD ayaa markii uu soo xirmay shirka waxaa uu saxaafada u akhriyey war murtiyeedka laga soo saaray shirka kaas oo ka kooban dhowr iyo tobon qodob .
no images were found
Halgan .net ayaa waxaa soo gaaray nuqul ka mid ah war murtiyeedka laga soo saaray shirka wasiirada arimaha dibada ee IGAD Halkan ka Akhriso.
A/Cawale
Halgan.net