Duruus Online

Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh Maxamuud Shible Xafidahulaah (Dhageyso)
(May 31, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana khudbada jeediyey Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah .Sheekh Maxamuud Shible ayaa waxaa khu
Sheekh C/Naasir Xaji Ahmed oo Muxaadaro ka jeedshay Masjid Al-Nuur ee Hargeysa (Dhageyso)
(May 27, 2013)
Hargeysa:-Sheekh C/Naasir Xaji Ahmed oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ayaa muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-Nuur ee magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka S/land waxaana uu Sheekh C/naasir Muxaadar
Nadwadii Masjidka Cali Mataan lagu qabtay (Daawo Maqal iyo Muuqaal)
(May 4, 2013)
Hargeysa:-waxaa caawa idiin soo gudbineynaa Nadwadii lagu qabtay Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa waxaana nadwadaas soo agaasimay Mussada Al-karam ee harumarinta dacwada Halgan.net ayaa h
Nadwadii ka socotay Masjidka Rowda ee magaalada Boosaso oo gashay habeenkii labaad[Daawomasawirad
(April 17, 2013)
Nadwada cilmiga ah ee ka socota masjidka Al-Rowda ee magaalada Boosaaso ayaa caawa waxaa ay gashay habeenkii labaad, waxaana cinwaanka guud ee nadwadu uu sanadkan yahay “ Islaamka iyo Qabyaalada
Nadwo looga hadlayo مداخل الشيطان oo lagu qabtay magaalada Hargeysa
(March 3, 2013)
Hargeysa:-Nadwo cilimiyeed si weyn looga soo qeyb galay ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland waxaana nadwada lagu qabtay Masjid Al-Hudaa waxaa nadwada cinwaankeeda uu ahaa
Sheekh Maxamuud Shible oo muxaadaro ka jeediyey Masjid Jaamica magaalada Jigjiga(Dhageyso)
(March 2, 2013)
Jigjiga:-Sh. Maxamuud Shibili ayaa xalay waxaa uu muxaadaro ka jeediyey Masjid  Jaamica magaalada Jigjiga oo ah xarunta degaanka Soomaalida  ee dalka Itoobiya.  Sh.Maxamuud Sh.Maxamed Shible ayaa m
Nadwo cilmiyeed diini ah oo lagu qabtay Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa(Dhageyso)
(February 25, 2013)
Hargeysa:-Waxa lagu qabtay habeenkii Jimcuhu soo galeyey Masaajidka Cali Mataan ee badhtamaha magaalada Hargaysa Nadwo cilmiyeed diin ah oo loogu magacdaray نعمة الأمن وحرمة الدم ا
Nadwo ka dhacday Masjid Jaamica Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.[Dhagayso]
(February 21, 2013)
Laascaanood:-Waxaa magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool gaar ahaan Masjidka Jaamac Laascaanood ka dhacay nadwo ay ka qayb galeen culimo’u diin fara badan oo ka soo qayb galay aaskii Sheekh
Dardaarankii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ka dib dilkii Sheekh Dr.Ahmed Xaji (Dhageyso)
(February 18, 2013)
Boosaaso:-Sheekh C/qaadir Nuur Faarax raximahulaah ayaa kalimad dardaaran ah jeediyey ka dib dilkii Dr.Ahmed Xaji C/raxmaan waxaana uu kalimadaas ka jeediyey Nadwo ay culumada ku qabteen Masjidka Al-R
Khudbadihii ay culimadu ka jeediyeen aaskii Sheekh Cabduqaadir Nuur Faarax.[Dhagayso]
(February 17, 2013)
Garoowe:- Ka dib markii maanta la aasay Sheekh Cabduqaadir Nuur Faarax  ayaa waxaa kalimaad kale duwan  ka jeediyey culimo kale duwan oo ka soo qayb gashay duugta Shiikh oo ka kala yimid Gobollada d

« Previous PageNext Page »