Dardaarankii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ka dib dilkii Sheekh Dr.Ahmed Xaji (Dhageyso)
February 18, 2013 - Written by
Boosaaso:-Sheekh C/qaadir Nuur Faarax raximahulaah ayaa kalimad dardaaran ah jeediyey ka dib dilkii Dr.Ahmed Xaji C/raxmaan waxaana uu kalimadaas ka jeediyey Nadwo ay culumada ku qabteen Masjidka Al-Rowda waxaana nadwadaas horey u soo gudbiyey Halgan.net
Hoos ka Dhageyso dardaarankii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Raximahulaah ka dib dilkii Dr Ahmed Xaji C/raxmaan oo dhameystiran
[audio:http://www.masjidshaafici.com/audio/Boosaaso/naseexoguud.mp3] ama Halkan Mp3
Halgan.net
Boosaaso

.gif)

