Duruus Online
Ka digitaanka Gaaleysiinta Muslimiinta Muta,wiliinta ah Sh Shible (Maqal iyo Muuqaal)(February 12, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaraad uu Sheekh Maxamuud Shible ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekh Muxaadaraadkiisa uga hadlay Ka digitaanka Gaaleysiint Khatarta Dunuubta oo la fududeysto Sheekh Xasan Ibraahim Ciise (Dhageyso)
(February 4, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin so gudbineynaa Muxaadaro uu Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahulaah uu ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi Sheekh Xasan ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uga hadlay Tafsiirka Quraanka Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax Al-Baqarah 60 ilaa 74 (Video+ Cod)
(February 4, 2013)
Norway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sh. Dr.Cali Maxamed Saalax uu ka bilaabay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway.Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax Tafsiirka Quraanka Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax Al-Baqarah 40 ilaa 59 (Video+ Cod)
(February 3, 2013)
Norway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sh. Dr.Cali Maxamed Saalax uu ka bilaabay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway.Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax Daawo Tafsiirka Qu,aanka Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax Albaqara 25-43 (Video+cod)
(January 29, 2013)
Norway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa maanta darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax uu ka bilaabay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway .Sheekh Dr.Cali Kitaabkii منهاج الطالبين وعمدة المفتين Sh Maxamuud Shible.(Dhageyso)
(January 29, 2013)
Nairobi:-Waxaan akhristayaasha Halgan.net u Bishaareyneynaa in aan u soo gudbin doono duruustii kitaabkii منهاجالطالبينوعمدةالمفتين ee uu alifay alaha u naxariistee أبوز Manhajka Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wa Sunnah Sh Bashiir Axmed Salaad (1-17 Dhagayso)
(January 29, 2013)
Waxaa maanta Shabakadda wararaka ee Halgan.net ay idiin soo gudbinaysaa duruus ku saabsan Manhajka Jamaacada Al-ictisaam oo ah urur Islaami ah oo ka jira dalka Soomaaliya iyo dalalka soomaaliya dari Khudbadii Jimcaha Masjidka Abuubakar Ee Nairobi Sheekh Maxamed Umal (Dhageyso)
(January 25, 2013)
Nairobi:-Waxaan walaalaha u soo gudbineynaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar ee magaalada Nairobi waxaana maanta jeediyey Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu Sheekha Khudbadiisa uga ha Daawo Tafsiirka Qu,aanka Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax (Video+cod)
(January 21, 2013)
Norway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa maanta darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax Xafidahulaah uu ka bilaabay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway . Nadwo Cilmiyeed lagu qabtay South Afrika oo ay culumada Muxaadarooyin ka jeedsheen
(December 30, 2012)
Johannesburg:-Nadwo Cilmiyeed ka socota dalka South Afrika ayaa culumo socdaal dacwo ku gaaray dalka South Afrika waxay ka jeediyeen muxaadarooyin kala duwan waxaana Nadwada ay culumada u jeediyeen
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|