Khatarta Dunuubta oo la fududeysto Sheekh Xasan Ibraahim Ciise (Dhageyso)
February 4, 2013 - Written by
Nairobi:-Waxaan idiin so gudbineynaa Muxaadaro uu Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Xafidahulaah uu ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi Sheekh Xasan ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uga hadlay khatarta ay leedahay in la fududeyso dunuubta.
Sheekh Xasan Ibraahim Ciise ayaa uga digay dadka muslimiinta ah in ay fududeystaan dunuubta taas oo ay ka dhalan karo ciqaab degdeg ah oo ka yimaada xaga alle subxaanaho watacaalaa.
Hoos ka Dhageyso Khatarta ay leedahay in la fududeysto dunuubta Sheekh Xasan Ibraahim Ciise xafidahulaah.
[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/dt91wng37a/dunuubta_oo_la_fududesto_sh_xasan_ibraahim_001.mp3]
Ama Halkan
Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net

.gif)

