Duruus Online
Daawo Maqal iyo Muuqaal qaar ka mid ah muxaadaradkii laga jeediyey South Afrika (Daawo)(January 15, 2012)
Cap-town:-Waxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa qaar ka mid ah muxaadaraadkii laga jeedshay nadwo diini ah oo lagu qabtay wadanka South Afrika taas oo ay ka qeyb galeen culumo qiimo iyo qadarin ku l Duruus ka bilaaban doonta Qolka Somali Islamic Altaqwaa Network iyo 114
(January 12, 2012)
Oslo:-Waxaan dhamaan walaalaha kunool dacaladda caalamka ee isticmaala Aaladda Paltalk iyo Teleconferenceka USA / Canada ugu bogaadinaynaa inay bilaaban doonaan kutub badan oo ay akhrin doonaan culima
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/01/dadweyne.jpg)
(January 6, 2012)
Rusternburg:-Culumadii Nadwada ka waday dalka South Afrika ayaa maanta gaaray magaalada Rusternburg waxayna halkaas ka bilaabeen Nadwo diini ah taas oo ay ugu magac dareen (Diintu waa Naseexo)
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/01/sh_umal.jpg)
(January 4, 2012)
Portelizabeth:-Waxaa wili ku sugan magaalada Portelizabeth ee dalka south Afrika culumadii Nadwada diiniga ahayd ka waday Magaalooyinka Johannesburg,Captown waxayna maanta muxaadarooyin kala duwa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/01/sheekh_Shible.jpg)
(January 3, 2012)
Cap-town:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa haddii alle idmo maanta muxaadaraadkii Sh.Maxamuud Shible ee Al- walaa walbaraa oo qoraal ah ka dib markii aan ka codsanay Sh. Shible ayuu na soo gaarsiiyey ilaa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/01/OGEYSIISKA-SHIRKA-2011_2012-JPEG1-150x150.jpg)
(January 2, 2012)
Portelizabeth:-Waxaa xalay halkeedii ka sii socotay nadwadii diiniga ahayd ee ka bilaabatay dalka South africa iyada oo xalay ay culumada ku sugnaayeen magaalada Portelizabeth oo ay nadwadu ka socon Muxaadaradii 3aad ee Sh.Maxamuud Shible ee Al-walaa walbaraa (Dhageyso)
(December 29, 2011)
Cap-town:-Waxaa u mahad celineynaa dhamaan walaalihii nagu baraarujiyey in aysan dhaqeynay muxaadarada 3aad ee alwalaa walbaraa Sheekh Maxamuud Shible alaha dhowree uu ka jeediyey nadwadii ka soctay w Nadwadii ka socotay South africa oo gashay habeenkii Labaad (Warbixin)
(December 25, 2011)
South africa:-Waxaa caawa halkeedii ka sii socotay nadwadii diiniga ahayd ee ka bilaabatay dalka South africa iyada oo caawa ahayd habeenkii labaad oo ay nadwadu si habsami leh uga socoto xarun ta
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/12/muxaadaro.jpg)
(December 24, 2011)
South africa:-Waxaa caawa si ramsi ah ugu bilaawday wadanka koonfur Afrika shir dacwadeedkii sanadlaha ahaa kaas oo dhaca sanad kasta shirkana waa kii labadaa ee 2011 -2012 kaasoo ku aadan 1433h, N Sh Maxamed Umal iyo Sh Maxamuud Shible oo socdaal dacwo ku jooga South Africa(Dhageyso)
(December 17, 2011)
South Africa:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheikh Maxamuud Sheikh Maxamed Shible ayaa socdaal dacwo ku tagay dalka south africa waxaana ay muxaadarooyin kala duwan ka jeediyeen Masaajida ay gacanta
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|