Faalooyin

Xajirnimada Diineed iyo Khatarta ay Ummada u Leedahay
(December 20, 2011)
 Mahad dhammaanteed waxay u sugnaatey Rabbi hufnaaye, naxariis iyo nabad gelyna suubaha Nabigeena kor kiisa ha ahaato.Waxaan qormadaan kooban ku qaadaa dhigi doonaa haddii Rabbi idmo mowduuc aad u mu
AL-shabaab mise Ashahaado la dirir “islaami ah”?
(December 14, 2011)
Dilkii arxan darrada ahaa ee loo geystay caalimkii weynaa ee Dr. Axmed xaaji wuxuu abuuray su’aalo ay xaq tahay in uu is weydiiyo qof walba oo dareen fiyow leh, fidradiisuna dhaqan tahay, loona helo
Allow ka dhig dilkii Dr Axmed Xaaji C/raxmaan dilkii Siciid Ibnu Jubeer oo kale
(December 13, 2011)
 Waxay mahad Idelkeed u sugnaatay Allaha Subxaanuhu , Nabadgelyo iyo Naxariis Nabiga Muxamed dushiisa ha ahaato intaas ka dib , waxay ahayd maalin isniin ah 05/12/2011, ku beegan 09ka muxaram 1433
Maxaa nagala gudboon dilka Shiikh Dr. Axmed Xaaji ? W/Q: Sh. C/lahi Abu fadli
(December 10, 2011)
Waxaan marka hore halkan uga tacsidaynayaa dhamaan umada soomaaliyeed gerida naxdinta leh ee dr axmed xaaji c/raxman,illaahay ha u naxareestee,sigaar ahna waxaan ugu tacsidaynayaa qoyskii iyo eheladii
Soomaaliya, waa ummad geeridu jiho kasta uga timid! W/Q: Siciid Cali Shire
(December 10, 2011)
Cinwaanka qormadaan, Soomaaliya waa ummad geeridu jiho kasta uga timid, waxaan ka soo qaatay maqaal uu Axmed Mansuur, weriye reer Kuwait ahi, daabacay dhammaadkii qarnigii tegey. Maalmaha, Axmed Mansu
Mujaahidiinta Fadhi ku-dirirka W/Q Maxamed Nuur Shir
(December 9, 2011)
Mujaahidiinta Fadhi ku-dirirka, waa qormo aan ku qaadaa dhigi doono  dhaqannada cusub ee ay  soo kordhiyeen qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed. Barasho wanaagsan Mujaahidiinta Fadhi ku-dirir
Yaa ka Dambeeyey Dilkii Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan? W/Q Jama A. Aidid
(December 8, 2011)
Qoraalkan kooban waxaan qoray bishii February 20,2011, waxaan u gudbiyey in uu iga hubiyo sidii caadada ii ahayd Shiikh.Dr Axmed XaajiC/raxmaan (Alle ha u naxariistee) si aan ugu faafiyo bogaga Intern
Miyaad maqasheen Hooyadii Qaaliga ahayd ee 4 wiil oo ay dhashay ay birta isu lisanayaan midka laga hormana ay qoorta go’an tahay ?
(November 24, 2011)
4 taan wiil mid waa Ciidanka Sirdoonka Xamar midna waa Al-shabaab midna waa Maleeshiyada la socota  duullaanka Kenya halka midka afraadna uu caseeye (baalashle ) ka yahay xamar ,Si lama filaan ah aya
Maxaan ku Dhaartay ?! (sheeko gaaban) W/Q Cabdulqaadir Cabdi Diiriye
(November 17, 2011)
Wax walba iyagaa isla raba…, ma iyagaan weligeen u xayirnaanaynaa…? Hadda xoogaa rajaan qabnaa oo rag badan ayaan saaka isu keennay…, in kastoo aan dadkaan la isku hallayn Karin…, bal aan eegn
Geeri Naxdin leh oo ku Timid Gabar aan Wax Xanuun ah Horay u qabin(Daawo Video-ga Duugta )
(October 17, 2011)
Waxaa  maalintii jimcaha ahayd  si lami filaan ah u Geeriyooday Shugri oo aan wax xanuun ah horay u qabin markaasna shaqa ka timid waxaana ay ka sheegatay madaxa xoogaa ka dibna ku geeriyootay Isbit

« Previous PageNext Page »