Faalooyin

Sirta ku hoos jirta iyo danta laga leeyahay Qorshaha{ROADMAP}
(September 21, 2011)
kuwa ROADMAP wata oo aay u horreeyaan Shirkadihii Kaluunka oo badda Soomaaliya ka daldashay kheyraadkii dhex qotomay 21-kii sano oo lasoo dhaafay oo raba in badda Soomaaliya lagu soo xadido 12
Marqaatiga aamusan !! { The Silent Witness }
(September 18, 2011)
Muqdisho:-Xaqiiqdii Umadda Soomaaliyeed waxa ay u soo joogeen waaya badan,waxaana dalka laga helayaa  rag iyo dumar cimriya oo wax badan ka og  wixii dalkaan ka soo dhacay,  marqaatina ka soo ahaa
Puntland warsaxaafadeed ku beenisay eedayanta xildhibaanada gobollada Bay & Bakool.
(September 14, 2011)
Garoowe Sept, 13 Waxaa maanta ay dowllada Pntlland ka soo saarta warsaxaafeed ay kaga hadleen eedeyn ay dhawaan Xili baan ka soo jeeda Gobollada Bay iyo Bakool ay u jeediyeen dowllada Puntlland kuna e
Shir Muhiim ah: Sidee loo horumarin karaa Cayaaraha Soomaaliya? Iyo Doorka Qurbajoogta Soomaaliyeed ee Sportiga
(September 13, 2011)
London:-Gudiga Olympiga Soomaaliya ayaa soo qaban qaabiyay shir aad u muhim u ah , shirku wuxuu dhacay  taariikhdu markay ahayd 11 September 2011, wuxuu ka dhacay magaalada  London, UK . Shir weyna
Casharkii X-aad Dr saadiq Eenow
(September 11, 2011)
Waxaa bilowdey fara isa-saarkii u dhexeeyay Soomaali dii ku dhaqneyd Majeertiinya iyo xoogaggii is-dhadnaa ee Talyaaniga uu ka soo dejiyay xeebihii gobolka. Colaad daasi waxay si buuxda u amba-qaaday
Colka waraf ma lagu dayay? (W/Q: Sh. Bashiir Axmed Salaad)
(September 6, 2011)
Burco:-Dunidu waa imtixaan, sidaas ayaana ilaahay ugu talagay, waxa la isku imti xaana way tiro badan yihiin, waana kala jaad, ummadana waxaa ugu imtixaan badan kuwa ugu wanaagsan oo ugu fadliga badan
Geerida Sheekh Usaama maxaa ina kala gudboon?. W/Q: Axmed C/samad
(September 6, 2011)
Nairobi:-Xilligii nabigeenu (scw) noolaa dhacdooyinkii dunida ka dhacay qaar badan baa Qur’aanku faalleeyay ama rasuulku (scw) ka hadlay, dhacdooyinkaas ha ahaadeen kuwo muslimiinta faraxgalinaya am
Waan ka shakiyee sheekada inoo jooji!. W/Q: Maxamed Nuur Shire.
(September 5, 2011)
Nairobi:Marka hore Mahad oo dhan waxay u sugnaatay Allaah, nabad galyo iyo naxariisna ha’ahaato Nabigeena dushiisa (SCW) Soomaalidu waxa ay caan ku tahay sheeko wadaag, waa dad inta badan iska warey

« Previous Page