Dhismaha Insaanka ee Suuratul Faatixa Sheikh Dr Bashir Axmed Salaad Xafidahulaah (Daawo)

October 13, 2018 - Written by Editor

Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiimo badan oo uu Sheekh Dr Bashiir Axmed Salaad uu ka jeediyey magaalada Nairobi gaar ahaan Masjidka Abu Bakar Sadiiq waxaana uu sheekhu muxaadaradiisa cinwaan uga dhigay Dhismaha Insaanka ee Suuratul Faatixa

Sheikh Dr Bashir Axmed Salaad Xafidahulaah ayaa socdaal dacwo ku soo gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>