Sheekh Maxamed Idirs oo Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Ee Nairobi.

September 4, 2022 - Written by Editor

Nairobi:-Sheekh Maxamed Idirs Axmed oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayaa socdaal dacwo ku jooga magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa muxaadaro ka jeediyey Masjidka Abubakar Al Sadiiq ee magaalada Nairobi

Sheekh Maxamed Idirs Axmed Xafidahulaah ayaa wuxuu muxaadaro qiimo badan ka jeediyey Masjidka Abu bakar Al Sadiiq   waxaana uu Muxaadaradiisa Cinwaan uga dhigay .فَلَوْ صَدَقُواْ ٱللَّهَ لَكَانَ خَيْرًا لَّهُمْ

Hoos ka Daawo Sheekh Maxamed Idiris Axmed oo Muxaadaro uu ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Ee Nairobi .


Salaf Media
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
September 2022
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online