Maxaa cusub maanta ?
Sh Cali Maxamed Saalax oo dib u bilaabay Duruustii ka socotay Masjidka Al-Tawfiiq(November 22, 2012)
Oslo: Waxaa la ogeysiinayaa Dhamaan walaalaha kheyrka jecal in Daruustii uu Sheekh Dr. Cali Maxamed Saalax ka akhrin jiray Masjidka Al-tawfiiq uu dib u bilaabay maalintii Talaadada ee 20-11-2012

(November 22, 2012)
Alle ayaa Mahad oo dhan u sugnaatay, Waxaan maanta idiin soo gudbinayaan Maqaal diini ah oo ay na soo gaarsiiyeen Guddiga Taakulaynta Agoonta ,maqaalka ayaa waxaa lagu xasuusi nayaa bulshada Soomaali

(November 11, 2012)
Minneapolis:-Culimmada dacwada wadatashi kaddib waxaa la isku raacay in aanan wali rag noo diyaarsanayn ay dacwada ku istaagto oo u noqda tiirarkii ay ku istaagi lahayd sidoo kale waxaan diyaarsaneeyn

(November 6, 2012)
London:Waxaa caawa idiin soo gudbinaynaa barmaamij la magac baxay Xogdoon oo ah barmaamij xiiso leh oo uu inta badan daadihiyo Wariye Cabdiraxmaann Axmed Guuleed oo ku magac dheer Shiine kana baxay Tv

(November 2, 2012)
Nairobi:-Waxaan maanta khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi khudbad qiimo leh ka jeediyey Sheekh Maxamed al-Yemani oo ka mid ah culumada iyo Ducaada magaalada Nairobi ee xaru

(October 24, 2012)
Qadar:-Abu Xafsa Al-Muritaani oo ahaa ninka 3aad ee Ururka Al-Qacida ayaa wareysi Dheer siiyey Tv AlJazeera gaar ahaan barnaamijka لقاء اليوم Waxaana uu ka hadlay arimo badan oo khuseysa

(October 15, 2012)
Copenhagen:-Wargeyska Jylland Post oo ah wargeys ka soo baxa dalka Danmark ayaa waxaa uu daabaca warbixin qoraal iyo muuqaal ah oo ku saabsan Morten Storm oo mudo sannado badan la shaqayna Machadka Khaliil al-Rahman Online ee barashada Qu,aanka Kariimka
(September 26, 2012)
Hargeysa:-Waxaa loogu bishaaraynayaa bulsho waynta soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan in machadka Khaliil al-Rahman Online uu kuu diyaariyay duruus casriyeeysan oo laguugu dhigi d Nadwo ay culumo waawayn kasoo qeybgaleen oo dalka sudan lagu qabtay
(September 17, 2012)
Sudan:-Waxaa hoolka shirarka jaamacada Africa lagu qabtay taariikhdu markay ahayd 10/9/2012 habayn talaado ah nadwo si heersare ah loo soo agaasimay. Nadwadan oo qabanqaabadeeda ay iska wada kaash

(September 13, 2012)
Qaahira:-Shucuubta Wadamada Islaamka ayaa si weyn uga gilgishay aflagaada uu gaal u dhashay dalka Masar uu u geystay Nabigeena Maxamed Nabadgalyo iyo Naxariis korkiisa ha ahaato iyo diinta Islaamka.
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|