Maxaa cusub maanta ?
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/08/kitaab_kaariye.png)
(June 20, 2015)
Minisota:-Waxaan Halkan idinku soo gudbineynaa Kitaab si aad ah loo wada dhawrayay loona sugayay oo uu waqti badan galiyay Sheikh Maxamed Sh Cabdiraxman Kaariye oo ka mid ah culumada iyo ducaada degan
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/06/shfuaad.jpg)
(June 19, 2015)
Boosaaso:-Sh. Fu’aad M Xaaji Nuur, ayaa waxa uu soo gudbinayaa darsi la xiriira Ramadaanka, waxaana darsigaas uu soconayaa bishan oo dhan. Sheekha, ayaa duruusta Ramadaanka waxa uu ugu talagalay ina Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwada Gaalkacyo ee Masjidka Ramadaan (Dhageyso)
(June 7, 2015)
Gaalkacyo:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo Cilmiyeed ka bilaabatay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana nadwada lagu qabtay Masjidka wayn Ee Ramadaan .
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/05/abdinur.jpg)
(May 6, 2015)
Denmark:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaradaad uu ka jeediyey Masjidka Al-Tawxiid ee magaalada Copenhagen ee xarunta dalka Denmark Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxmuud wuxuuna Sheekha ka hadla
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/05/DSC02665.jpg)
(May 3, 2015)
Garoowe:-Waxaa xalay lagu qabtay masjidka Al-hudaa ee magaalada Garoowe Muxaadaraad ku saabsan Khatarta Shiicada waxaan ay muxaadaradu ay ka koobnay ilaa labo qaybood oo ay soo kala jeediyeen Sh Maxam Dacwada Soomaaliya iyo Dowrkii Sh. C/qaadir Nuur Faarax Documentary dhamaystiran (Daawo)
(April 22, 2015)
Documentary-gan qaybo kamid ah horaa loo daabacay, hadase waa markii ugu horaysay oo isagoo dhamaystiran la faafiyey, muhiimadiisa darteed ayaana keentay in markale la faafiyo, wuxuu sawir buuxa kaa s
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/03/qadaata.png)
(March 24, 2015)
Wadaadka lagu magacaabo Cumar Maxamuud Cismaan kuna magacdheer Abuu Qataada Al-Falastiini ayaa mar kale ka hadlay xaqiiqada kooxda Khawaarijta ee Daacish mar uu wareysi siiyey wariyaha Bilal Abdul Kar
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/03/culumo.jpg)
(March 6, 2015)
Sudan:-Sheekh Mustafe Xaji Ismail oo socdaal dacwo ku tagay dalka Sudan gaar ahaan magaalada Khartuum ee xarunta dalkaas wuxuuna Sheekha intuu joogay magaalada Khartuum uu ka jeediyey muxaadaro taxane Khudbadii Jimce ee Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi Sh Umal.[Daawo]
(March 6, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii maanta uu Sh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, Sh Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu uga
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/02/boorame.jpg)
(February 23, 2015)
Boorame:-Waxaaan idiin soo gudbineynaa nadwadii ugu danbaysay ee lagu qabtay Boorame ee xarunta gobalka Awdal waxaana nadwada muxaadarooyin kala duwan ka jeediyey culumada Soomaaliyeed ee ka qeyb gala
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|