Muxaadaraadii uu Sh Mustafe Xaji Ismail ka jeediyey dalka Sudan (Dhageyso)

March 6, 2015 - Written by Editor

culumoSudan:-Sheekh Mustafe Xaji Ismail oo socdaal dacwo ku tagay dalka Sudan gaar ahaan magaalada Khartuum ee xarunta dalkaas wuxuuna Sheekha intuu joogay magaalada Khartuum uu ka jeediyey muxaadaro taxane ah wuxuuna cinwaan uga dhigay Fikradaha Soo Galootiga ah  Qatarahooda iyo Xalintooda .

Socdaalka dacwada ee Sh Mustafe ku tagay dalka Sudan ayaa waxaa soo qaban qaabisay raabidada ardayda dalka Sudan.

no images were found

Halkan ka Dhageyso dhamaan muxaadaraadkii uu Sh Mustafe Xaji Ismail ka jeedshay dalka Sudan (Radiohalgan.net)

Abdikamil Yusuf Mohamud
Khartoum Sudan

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online