Maxaa cusub maanta ?

Ururka Daacish oo baahiyey muuqaalo ay ku sheegteen in Shabaab hor leh ku biireen ?.[Daawo Video]
(December 8, 2015)
Waxaa lagu faafiyey baraha Internetka Muuqaalo lagu sheegayo in xubno ka tirsan Al-shabaab oo hor leh in ay ku biireen ururka Daacish oo uu horay ugu biireen ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab oo uu
Radio Halgan oo idiin soo gudbinaya Kitaabkii Sunan Abiidaawuud Sh C/naasir Xaji Axmed (Dhageyso)
(September 25, 2015)
Laascaanood:-Radiohalgan.net ayaa idiin soo gudbineysa caawa kitaabka  Sunan Abiidaawuud oo uu bilaabay Sh C/Naasir Xaji Axmed (Abu Maxamed ) waxaana uu Sheekha ka akhriyaa Kitaabka Masjid Jaamica ma
Adaab Dhalabul Cilmi Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax (Etiquette of Seeking Knowledge ) Daawo
(September 10, 2015)
Oslo:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro ku baxaysa afka Englishka ee uu jeediyey alaha xifdiyee Sh. Dr. Ali Mohammed Salah waxaana uu Sheekhu kaga hadlay Muxaadaradiisa Adaab Dhalabul Cilmi ,waxa
Xaflad Qalin jabin Quraan oo lagu qabtay Masjidka Ibu Cutheymiin ee magaalada Leicester.[Masawiro]
(August 30, 2015)
Leicester:-Waxaa shalay loogu qabtay Xaflad Qalin jabin Quraan Masjidka Ibu Cutheymiin 14 arday oo dhameeyey Quraanka Kariimka ah, Xafladaan oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay d
Towxiidka iyo Khatarta Shirkiga Sh.C/naasir Xaaji Axmed.[Daawo Video-ga]
(August 20, 2015)
Laascaanood:-Sh.C/naasir Xaaji Axmed ayaa Muxaadaro qiimo badan waxaa uu ka jeediyay Masaajidka weyn ee Al-hudaa ee magaalada Laasaanood ee xaruta Gobolka Sool , Sh. C/naasir Xaaji Axmed ayaa waxaa uu
Nadwo & Dawro Lagu Soo Gabagabeeyey Masjid Jaamaca ee Laascaanood‏ [Masawiro/Video]
(August 9, 2015)
Laascaanood:-Iyadoo lagu gudo jiro maalmihii u danbeeyey xagaaga  iyo bilowgii sanad dugsi yeedka 2015 ayaa waxaa magaalada Laascaaanood ee xarunta gobolka Sool lagu soo afmeeray Nadwo iyo Dawro soco
Duruus Ramadaaniya ee Radio Halgan Live Darsigii 6aad Sheekh Maxamed Umal (Dhamaad)
(June 24, 2015)
Nairobi:- Waxaa dhawaan si live ah uga bilaaban doona Radio Halgan Live darsigii 6aad ee Duruus Ramadaaniya waxaana akhrinaya Sheekh Maxamed Cabdi Umal wuxuuna darsiga si live uga baxayaa Masjidka Abu
Fataawa Ramadaaniya:Kitaab Cusub oo uu Qoray Sh Mohamed Sh C/raxman Kaariye (Akhriso).
(June 20, 2015)
Minisota:-Waxaan Halkan idinku soo gudbineynaa Kitaab si aad ah loo wada dhawrayay loona sugayay oo uu waqti badan galiyay Sheikh Maxamed Sh Cabdiraxman Kaariye oo ka mid ah culumada iyo ducaada degan
Bisha Ramadaan iyo Qur’aanka Sh Fuaad M Xaaji Nuur (Qaybta 1aad iyo 2aad ) [Daawo]
(June 19, 2015)
Boosaaso:-Sh. Fu’aad M Xaaji Nuur, ayaa waxa uu soo gudbinayaa darsi la xiriira Ramadaanka, waxaana darsigaas uu soconayaa bishan oo dhan. Sheekha, ayaa duruusta Ramadaanka waxa uu ugu talagalay ina
Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwada Gaalkacyo ee Masjidka Ramadaan (Dhageyso)
(June 7, 2015)
Gaalkacyo:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo Cilmiyeed ka bilaabatay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana nadwada lagu qabtay Masjidka wayn Ee Ramadaan .

« Previous PageNext Page »