Warar
Qodobo ka soo baxay Shirka Golaha Wasiiradda ee dowladda Puntland.[Video](March 30, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Todobaadlah Madaxweynaha JFS oo ku bogaadiyey labada aqal ee Baarlamaanka ansixinta cutubyada 4-ta ah ee Dastuurka
(March 29, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta qaby Ra’iisul wasaarihii hore JFS oo ka digay wax ka bedelka Dastuurka dalka.[Video]
(March 26, 2024)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka hadlay wax ka bedelka Dastuurka dowladda Fed Puntland oo war ka soo saartay mowqifkeeda ku aadan wax ka bedelka Dastuurka JFS.[Video]
(March 25, 2024)
Garoowe:- Warmurtiyeed caawa ka soo baxay Madaxtooyadda Dowladda Puntland ayaa waxaa lagu cadeeyey mowqifka rasmiga ah ee Puntland ee ku aadan wax ka bedelka Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya o Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay La-Taliyayaal.
(March 25, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 004 ee 24-ka Maarso 2024, kuna saabsan magacaabid La-taliyayaal. Madaxweynaha Dowladda Puntl War murtiyeed laga soo saaray shirkii uga socday magaalada Garowe Mucaaradka DFS
(March 23, 2024)
Garoowe:-Madaxweyneyaashii Hore ee dalka, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka ambaqaadaya doorka kaga aaddan xoojinta midnimada, wadajirka iyo dowladnima Madaxweynahii hore ee DFS Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta gaaray Garoowe
(March 22, 2024)
Garoowe:-Madaxweynahii hore ee DFS Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamul gobaleedka Puntland.Madaxweyne Sheekh Shariif iyo wafd Madaxweynihii hore DFS Shariif Sheekh Axmed oo Shirjaraa,id ku qabtay Muqdisho
(March 21, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynahii hore ee DFS Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si kulul u eedeeyey madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Madaxweynihii hore DFS Farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe.
(March 21, 2024)
Garoowe:-Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Xildhibaano, Wasiiro iyo b Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo goobjoog ka noqday Munaasabad uu xilka wareejinta Agaasimaha Guud.
(March 21, 2024)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta goobjoog ka noqday Munaasabad uu xilka kula wareegay Agaasimaha Guud ee cusub ee Madaxtooyada Dowladda Pu
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|