Warar

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayihii hore ee Golaha Baarlamaanka JFS.
(February 3, 2024)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka
Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Shirka ku saabsanaa Amniga Soomaaliya
(February 1, 2024)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta kaga qeyb galay Shirka ku saabsanaa Amniga Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen dalalk
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Masuuliinta Caleema Saarka Madaxda Puntland.
(February 1, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan Qado oo mahadcelin ah la qaatay Masuuliyiintii iyo dhammaan howlwadeenadii ka shaqeeynayey Munaasabadii Calee
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa furay kulan aqoon Is-waydaarsi.
(January 31, 2024)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Maxamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad M
Madaxweynaha Puntland Saciid Claahi Deni oo faahfaahiyey gogosha wadahadal ee arrimaha Soomaaliya
(January 30, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan is-xogwareysi ah la qaatay xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sarre ee Dowladda Federaalka ah ee
Baarlamaanka Puntland ansixiyey Miisaaniyad KMG ah ee Puntland
(January 30, 2024)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Maxamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad M
Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Garoowe.
(January 25, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Garoowe uga qaybgalaya caleemo-saarka Madaxda la doortay ee Dawlad Goboleedka Puntland. Madaxw
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray magaalada Garoowe
(January 24, 2024)
Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweyey Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland. Madax
Madaxweynaha JFS oo Doha kula kulmay Madaxweynihii hore Farmaajo
(January 22, 2024)
Doha:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Doha Madaxweynihii Hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay ka wada hadle
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo ka digay wax ka badalka Dastuurka.
(January 22, 2024)
Muqdisho:-Waxaan markhati maddoonta ah in dalkeenna uu maraayo marxalad adag, kuna jiro xaalad xasaasi ah oo u baahan midnimo iyo wada tashi si loo waajaho xaaladda adag. Waxaan si dhaw ula soconnaa

« Previous PageNext Page »