Warar
Madaxweynaha JFS oo fadhi degdeg ah la qaatay Labada Aqal BJFS(January 2, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hortagay fadhi degdeg ah oo uu isugu yeeray Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandh Baarlamaanka JFS oo kulan ka yeeshay Heshiiska Dowlada Itoobiya iyo Somaliland
(January 2, 2024)
Muqdisho:-Kulan aan caadi aheyn oo ay yeesheen Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa isugu yeeray Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud sida ku cad dastuu Raisulwasaare Kheyre oo si adag u diiday Heshiiska Itoobiya iyo Somaliland.
(January 1, 2024)
Muqdisho:-Waxaan si xooggan u cambaareynayaa heshiis ku sheegga ay Addis Ababa ku gaareen ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed iyo madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Somaliland Muuse Biixi Cabd Madaxweynaha hore Ee JFS Maxamed Calaahi Farmaajo oo si adag u cambaareeyey Heshiiska dowada Itoobiya iyo Somaliland.
(January 1, 2024)
Muqdisho:-Heshiiska damaca guracan ee Itoobiya ku dooonayso dhul iyo bad ka tirsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya wuxuu muujiyey dareenka xooggan ee shacabka Soomaaliyeed, waana mid mudan in aan Golaha Wasiirrada oo shir degdeg ah la’isugu yeeray maalinta berri ah
(January 1, 2024)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa beri shir degdeg ah la isugu yeeray si go’aan looga soo saaro heshiiska la sheegay inuu maanta ku dhexmaray magaalada Addis Ababa dow Madaxwerynaha Puntland oo u hambalyeeyay Xildhibaanada Baarlamaanka 6-aad Ee Puntland
(January 1, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa u hambalyeeyay Xildhibaanada Baarlamaanka 6-aad ee Dowladda Puntland oo maanta la dhaariyey iyo Guddoonka Ku meel gaarka a Xildhibaanada Cusub ee Puntland oo la dhaariyey
(January 1, 2024)
Garoowe:-Maxkamadda sare ee Dawladda Puntland ayaa si rasmi ah u dhaarisay 58 mudane oo ka mid ah 66 Xildhibaan ee Golaha Wakiillada. Dhaarta Dastuuriga ah: " Waxaan ku dhaaranayaa magaca Illaa Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda ka taagan doorashada Puntland
(December 30, 2023)
Garoowe:-Nidaamka doorasho ee maamulka Puntland ayaa toddobaadyadii ugu danbeeyey laga dareemayey kacsaan siyaasadeed oo si weyn ugu dhexeysa madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo siyaasi Madaxweynaha JFS oo Tacsi u diray qoyska, qaraabada Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed
(December 30, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Xildhibaan Warmurtiyeed laga soo saaray Shir uga socday DFS iyo Somaliland dalka Jabuuti.
(December 30, 2023)
Jabuuti:-Ayadoo laga ambaqaadayo dardargelinta Geeddi-socodka wadahadalada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Somaliland ayaa waxaa shir socdey taariikhda u dhaxeysa 28 - 29 December 2023 is
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|