Warar

Maxkamadda Dastuuriga ee Puntland oo laashay muddo kororsiga Golaha wakiilada Puntland.
(December 10, 2023)
Garoowe:.-Maxkamadda dastuuriga ah ee Puntland ayaa gebi ahaanba laashay go’aankii Baarlamanka Puntland ku ansixiyay mudda kororsiga halka sano ah iyaga oo raacaya Go,aankii xal raadinta khilaafka
Madaxweynaha Puntland oo lifaaqa doorashada u diray Golaha baarlamaanka
(December 8, 2023)
Garoowe:-Xeer Madaxweyne Lr 121 ee December 02 2004 iyo xeer Madaxweyne Lr 112 ee November 09 2008, xeer Madaxweyne 153 November 2013 iyo Xeer Madaxweyne Lr 189. November 2018, oo dhamaantood ku saab
Buuq hareeyey kulankii baarlamanka Soomaaliya ee maanta
(December 2, 2023)
Muqdisho:-Fadhi wadajir ah oo ay lahaayeen labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta furmi waayay kaddib markii uu hareeyay buuq ku saabsan ajandaha fadhiga.Xildhibaannada qaar ayaa hor ista
Madaxweynaha Puntland Xisbiyada siyaasada Puntland oo baaq soo saaray
(December 2, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Xisbiyada siyaasada Puntland, shirkaasi oo socday maanta ilaa iyo caawa ayaa looga hadlay dardargelinta dha
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya
(December 2, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku
Madaxweynaha Puntland oo furay shirweynaha sanadlaha ah ee Arrimaha diinta ee Puntland
(November 30, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa furay shirweynaha sanadlaha ah ee Arrimaha diinta ee Puntland, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arri
Madaxweynaha JFS oo gaaray dalka Isutagga Imaaraatka Carabta.
(November 30, 2023)
Dubai:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta, halkaas oo ay kaga qey
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay Guddiga wada xaajoodka Arrimaha Doorashooyinka Puntland
(November 27, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 62 ee 27 November 2023, kuna Saabsan magacaabid Guddiga wada-xaajoodka Arrimaha Doorashooyin
Baarlamaanka JFS oo ka hadlay wax ka qabadka fatahaadaha ka jira dalka
(November 27, 2023)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan labadiisa ku-xigeen, ayaa shir guddoomiyay kalfadhi
Madaxweynaha Puntland oo bixiyey Wareysi dhinacyo badan taabanaya (Daawo)
(November 27, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa bixiyey Wareysi dhinacyo badan taabanaya kaas oo uu diiran ku saaray xaalada Puntland gaar ahaan khilaafka qaabka doorashada Puntland iyo amnig

« Previous PageNext Page »