Warar
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee Gen. Cali Nuur Cumar taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Puntland(July 11, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku hadlaaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowladda iyo Shacabweynaha Puntland, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka tacsiyadeeyey geerida Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Puntland
(July 11, 2023)
INNAA LILLAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. Alle Naxariistii Jano haka waraabiyo Gen. Cali Nuur Cumar Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta dowladda Puntland oo Hindiya ku geeriyooday. Waxaan geerid Raisulwasaaraha JFS Xamse Cabdi Bare oo isku shaandheyn sameeyey.
(July 8, 2023)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa caawa sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuuma 𝗥a’isulwasaaraha DFS oo adkeeyey Xuquuqda Shacabka iyo helida Biyo Nadiifa oo jaban.
(July 8, 2023)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo sii wada kulamada la xisaabtanka Wasaaradaha, ayaa maanta su’aalo ku saabsan waxyaabaha u Madaxweynaha DFS oo kulan la qaatay Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed
(July 4, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed. Madaxweynaha Madaxweynaha Hirshabeelle booqday Xarunta Telefishinka Dowladda Hirshabeelle.
(July 4, 2023)
Jowhar:-Madaxweynaha oo kormeeray shaqooyinka muhiimka ah ee uu Telefishinka Dowladda u hayo Bulshada Soomaaliyeed ayaa mid mid u booqday qeybaha kala duwan ee Telefeshinka isagoo xusay in la xoojiyo Madaxweyne ku xigeenka oo tababar u soo xiray Ciidamada ilaalada Madaxtooyada.
(July 3, 2023)
Kismaayo:-Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Dowlada Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa tababar mudo socday usoo xiray qeyb kamid ah Ciidamada ilaalada Madaxtooyada. Ciidamadan ayaa qaatay d Madaxweynaha Puntland oo Shir-Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada
(July 3, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Warbixinta dhacdooy Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa maanta Golaha Wakiillada u soo gudbisay Xisaab-xidhka miisaanadii 2022.
(July 3, 2023)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku Baarlamaanka Puntland oo yeeshay Kalfadhigii 9-ee Golaha Wakiillada Puntland.
(July 2, 2023)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|