Madaxweyne ku xigeenka oo tababar u soo xiray Ciidamada ilaalada Madaxtooyada.

July 3, 2023 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Dowlada Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa tababar mudo socday usoo xiray qeyb kamid ah Ciidamada ilaalada Madaxtooyada.

Ciidamadan ayaa qaatay duruus kala duwan oo wax badan kusoo kordhin doonta shaqada ay hayaan iyadoo Madaxweyne ku xigeenku uu u mahad celiyay macalimiinta gacanta ku hayay Ciidamada tababarka dhamaystay oo ay tababareen Ciidamada Maraykanka ee jooga Soomaaliya gaar ahaan Jubaland.

—-Dhamaad—

Comments are closed.

Archives
July 2023
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online