Madaxweynaha Hirshabeelle booqday Xarunta Telefishinka Dowladda Hirshabeelle.

July 4, 2023 - Written by Editor

Jowhar:-Madaxweynaha oo kormeeray shaqooyinka muhiimka ah ee uu Telefishinka Dowladda u hayo Bulshada Soomaaliyeed ayaa mid mid u booqday qeybaha kala duwan ee Telefeshinka isagoo xusay in la xoojiyo baahinta arrimaha wacyigelinta bulshada, nabada iyo ka hortagga fikirka xagjirka.

Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyay Wasaarada Warfaafinta iyo dhammaan howlwadeenada Warbaahinta Dowladda howsha wanaagsan oo ay u haayaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Hirshabeelle.

——DHAMAAD—–

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA HIRSHABEELLE

Comments are closed.

Archives
July 2023
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online