Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka tacsiyadeeyey geerida Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Puntland

July 11, 2023 - Written by Editor

INNAA LILLAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.

Alle Naxariistii Jano haka waraabiyo Gen. Cali Nuur Cumar Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta dowladda Puntland oo Hindiya ku geeriyooday.

Waxaan geerida marxuumka uga tacsiyeynayaa guud ahaan shacabweynaha reer Puntland, Ciidamada qalabka sida, qoyskii, eheladii iyo asxaabtiisii.

Gen. Cali Nuur wuxuu ahaa masuul usoo shaqeeyey dadkiisa iyo dalkiisa oo uu lasoo maray marxalado kala duwan, si gaar ah waxaa loogu xasuusan doonaa hogaamintiisii wanaagsanayd ee Ciidankeena Asluubta oo uu salka u dhigay, iyo dibu habayntii Xabsiyada Puntland.

—-Dhamaad—

Comments are closed.

Archives
July 2023
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online