Warar

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka tacsiyeey geerida Jiif Caaqil Axmed Cabdi Gaas (Axmed Hoolif)
(May 13, 2023)
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyey geerida ku timi Jiif Caaqil Axmed Cabdi Gaas (Axmed Hoolif) "Alle
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada DPL oo faray guddiga amniga Gobolka Bari in la xaqiijiyo Nabad gelyada Boosaaso
(May 9, 2023)
Boosaaso:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil oo shalay soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa maanta kulan laqaatay Guddiga Amniga Gobolka
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya.[Video]
(May 5, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya Ibrahim Mete Yagli iyo wafdi uu hoggaamina
Madaxweynaha JFS oo Villa Soomaaliya ku qaabilay Agaasimaha fulinta Barnaamijka Cunnada Adduunka
(May 5, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay wafti ay hoggaamineyso agaasimaha Fulinta ee hay'adda Cunnada Adduunka
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland iyo Safiirka dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya ootegay dekadda Garacad
(May 5, 2023)
GARACAD - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo uu weheliyo Safiirka dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa booqasho ku t
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kulan la qaatay Saraakiisha kala duwan oo ka tirsan Ciidanka Puntland.[Masawiro]
(May 3, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada kulan Kula qaatay Saraakiisha Ciidanka kala duwan ee Dowladda Puntland, sida Daraawiishta , Bool
Madaxweynaha Dowladda Puntland kulan martiqaad iyo is xogwareysi ah Kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Isimada SSC
(May 1, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan martiqaad iyo is xogwareysi ah Kula qaatay Qasriga Madaxtooyada, Isimada dhaqanka Gobollada Sool, Sanaag iyo C
Madaxweynaha Puntland oo xeer kusoo saaray dhismaha xafiiska arrimaha sharciga ee madaxtooyada, magacaabayna madaxda xafiiskaasi.
(April 27, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 23 ee 27-da April 2023, kuna saabsan dhismaha Xafiiska Arrimaha Sharciga ee Madaxtooyada. Ma
Madaxweynaha JFS oo kulan kula qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi
(April 24, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi Mudane Albert Shingiro oo b
Gudoomiyaha gudiga KMG ee doorashooyinka Puntland oo shaaciyey in maalinta beri ah la bixinayo Kaararka codbixiyaha Puntland.[Video]
(April 23, 2023)
Garoowe:-Gudoomiyaha gudiga KMG ee doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyey in birri ay tahay maalinta la bixinayo kaararka codbixiyaha Puntland, gaar ahaan gobolada Bari, Karkaar , Sanaag , Gardafuu iy

« Previous PageNext Page »