Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka tacsiyeey geerida Jiif Caaqil Axmed Cabdi Gaas (Axmed Hoolif)

May 13, 2023 - Written by Editor

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyey geerida ku timi Jiif Caaqil Axmed Cabdi Gaas (Axmed Hoolif)

“Alle ha u naxariisto oo janadii ha geeyo Jiif Caaqil Axmed Cabdi Gaas (Axmed Hoolif) oo ku geeriyooday deegaanka Yagoori ee gobolka Sool, wuxuu ahaa Odey wax badan kasoo shaqeeyay nabadda iyo horumarka Gobolka Sool iyo guud ahaan Soomaaliya, marwalbana u taagan midnimada Dalka.

Geeridiisa waxaan uga tacsiyeynayaa Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan Bulshada Puntland, hoggaanka dhaqanka Gobollada SSC iyo gaar ahaan eheladii iyo qoyskii uu ka geeriyooday”.

DHAMAAD

Leave a comment

*

Archives
May 2023
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online